Madaxweyne Ashraf Ghani oo raali galin siiyay Shacabka kana hadlay Sababta uu u baxsaday

Madaxweynihii hore ee dalka Afqaanistaan Ashraf Ghani ayaa fariin raali gelin ah u diray shacabka dalkaasi, kadib markii uu si lama filaan ah uga baxsaday magaalada Kabul ay kaabiga ku hayeen kooxda Taalibaan. Ashraf Ghani ayaa hada kunool dalka Imaaraadka Carabta uu magan gelyo ka helay, waxa uuna shacabka Afganistan ka raali galiyay in uu … Continue reading Madaxweyne Ashraf Ghani oo raali galin siiyay Shacabka kana hadlay Sababta uu u baxsaday